Marwalba waxa aad nagala soo xidhiidhi karta whatsapp-kan
Baro Suuqa Forex Adigo Nala Trade Garaynaya!
Barashada suuqan ma ahan kaliya muuqaalo la daawo, suuqan ka shaqaysigiisu waa xirfad, si xirfadaas aad u yeelatana waxaad u baahan tahay HAGID BUUXDA.
Laba arrimood oo aan kaga duwanahay machadada kale
1. Wax kasta oo aan ku baraynaa waa banyaal, wax aan ardayga ka qarina ma jirto waa sababta aan live trading ula samayno ardayga si uu macaash uga sameeyo isla mar ahaanta gacantu ugu fadhiisato oo berri isku filnaan karo.
2. Kaliya ma bixino course ee waa Mentorship dhamaystiran ardaygana siinaya wax kasta oo uu u baahan yahay si uu u noqdo PROFITABLE Trader anagoo siina SYSTEM profitable ah hubsanana in uu si fiican u isticmaali karo ardayga.
Track Record
Jan-2024 ilaa Jun-2024 waxaan si live ah anagoo ardayda u wada trade garaynayna noo suurto gashay 39R celcelis 8R bishii.
halkan ka daawo muuqaalka oo dhamaystiran
Waxa ka aflaxay Machadka in ka badan 950+ arday,
Bil walba ardaydeena qaar ayaa challenges ka baxa ama lacag ka sameeya suuqa, Inyar oo kamida waakuwan
Suuqan qofka hadii uusan garanayn waxa uu samaynayo hubaal wuu ku khasaarayaa, hada wax ka qabo safarkaaga suuqan kuna biir macaash sameeye yaasha suuqa.
Ardayda Machadka Siday U Arkaan!!
Maxaad ka helaysa P4P Trading Floor
1. Course bilow ilaa Advance ah, kana kooban 5 qaybood + Layli qayb walba (Asignments):
a. Aasaasi
b. Strategy Foundation
c. Entry Models Mastery (entry modelska aan isticmaalno waa mechanical waana profitable)
d. Risk Management
e. Psychology program
2. Live Trading: Si live ah in aad macalinkaaga ula trade garayso shanta cisho ee usbuucii la trade gareeyo. Ujeedka ugu wayn ee aan ka leenahay marka laga yimaado profit in aan isla samayno; waa in ardayga barto waxa suuqa laga sameeyo si maalinle ah.
3. Live Classes: Live-yo dheeraad ka ah courseka oo aan uga dan leenahay in ardayga wixii course-ka uu ka fahmi waayay in aan ugu sii faahfaahino suaalaha uu qabona uga jawaabno.
4. Shirka Usbuuca: waa session isla xisaabtan ah si ardayga aan ugu carino in uu joogtayn iyo isla xisaabtan ula yimaado, dhiirigalina ugu noqoto in usbuuca xiga uu dedaalo.
5. P4P Community: P4P waa bulsho dedaalaysa oo ku dhiiri galinaysa taas oo wax badan ka taraysa aqoontaada iyo kalsoonida suuqan aad faaido kaga keeni karto.
6. Support: Taageero buuxda ayaan ardayga siinaa isagoo markasta oo uu suaal qabo aanu uga jawaabno.
7. ... Intaas waxa dheer Soo koobida usbuuca, Xogbixinta usbuuca, Kiisaska maalinlaha ah, Layliyada ardayda.
QIIMAHA SANADKII WAA HAL MAR HADA KU HEL %25
$199
$150
FAQ
Waxaan isticmaalnaa strategy, nooc noo gaar ah kuna dhisan Supply/Demand ama SMC/ICT. profitable ah,
F.G waxa xusid mudan strategy-yadaha magacooda guud (waa dallad guud) iyo entry model ka la isticmaalayo way kala duwan yihiin, marka entry model la joogo waxa dhici karta setup-yada aad isticmaalayso in ay lugaha ku hayaan concepts kala duwan oo dalladahaas ku jira.
Waxa aan live trade soo galnaa shanta cisho ee trading days-ka wiigii (7-da cisho marka laga reebo sabti iyo axad) Marka uu furmo London kuna beegan saacada bariga Africa GMT +3 10:00am (xiliga jiilaalka ama winterkana ku beegan 11am). Saacada ugu horaysa ee 10am ilaa 11am. Intaas wixi ka dambeeya trade yada baxa setupka waan la wadaagnaa ardayda.
Course ka bilow ilaa dhamaad isagoo inoo duuban ayuu ardayga daawanayaa qayb-qayb, kabacdi liveyada habeenkii ayuu mentorkiisa kula kulmayaa isagoo meelihii courseka kaga adkaaday faahfaahinteeda aan ka haqab tirayno. Marka saddexaad wuxu ku soo biirayaa teamka P4P ee sida maalinlaha ah aan u wada trade garayno isagoo halkaas ku baran doona qaabka loo isticmaalayo wixii uu soo bartay. Waa sida ugu wanaagsan ee arday u baran karo Forex maanta.
Habeenada live-yada saacada waa 8:00pm GMT+3 habeenada AXAD, iyo ISNIIN wiig walba. Ardayga ay dhaafto habeen ka mid ah habeenadaas duubitaanka aan ka reebno ayuu ka muraajacayn karaa habeenkaas wixii la qaatay.
Arday heer walba oo khibradooda forex gaadhsiisan tahay way kaa faaidaysan doonaan P4P Trading Floor.
Bil kasta waxaan aqbalnaa kaliya 20 arday si aan u hubsano in aan siino ardayda waxbarasho quality leh iyo wakhti ku filan.
Waxa kaliya aan diiwangalinaa 20ka arday ee ugu horeeya bil kasta. 20 arday hadii ay buuxsamaan ma qabano isdiiwangalin.
Casharada marka aad isdiiwanagliso courseka oo dhan ayaad access u helaysa oo bilaabaysa. Live trading ka iyo wax kasta oo kale oo machadka ka dhex socda waxaad kala soconaysaa Discordka machadka. sida Live trading sessions-ka, Live yada habeenkii, In macalinkaaga aad suaal la wadaagto, In asxaabta machadka aad la sheekeysato, iyo dhamaan activity-yada machadka ka socda oo dhan.