🔥 Kaliya 20 arday ayaa la qaadanayaa bishan
🔥 7 / 20 booska ayaa hadhay bishan

Ka bax WAREERKA! Noqo trader Macaasha.Adigoo nala trade garaynaya

Trader kasta, heer kasta oo uu joogo, waxaan ka caawinaa inuu ku xeel-dheeraado trading-ka forex qorshe 4 heer ah oo habaysan.

Hal nidaam, setup maalin kasta, iyo mentor ku gacan qabta maalin walba. Heerka 3 (Execution) haddii aad si sax ah u fuliso 4 usbuuc, waxaad gacanta ku dhigaysaa furaha profitability-ga. Adigoo waliba arkaya sida aan u trade garaynayno.

Telegram: waxaan soo bandhigaa shaqada suuqa iyo natiijada kooxda.

950+ arday ka faa'iiday66R+ la sameeyay 20244 heer oo habaysan
Dhibaatada iyo sababta

Dhibaatooyinkan ayaa haysta TRADERS! suuqan ku jira ama raba in ay bartaan!!

Kuwani waa waxyaabaha ugu badan ee traders-ka lumiyay account-ka dareemaan, iyo sida P4P u xalino mid kasta.

CadhoAccount-kaygii mar kale ayaan lumiyay. Suuqan waan ku wareeray. Waan cadho trade gareeyey (Revenge Trading).
XalkaRisk la xisaabiyey iyo xeerar adag, ka hor trade kasta. Heer 1
Niyad jabMuddo ayaan trade-gareynayaa, laakiin meel ma gaadhin. Waan taaganahay.
XalkaHal nidaam oo qeexan, oo 4 usbuuc la fuliyo si sax ah. Heer 2–3
WareerMaanta ICT, berri indicator, saddex maalin kadib channel cusub. Mid ma dhammaystiro.
XalkaNidaam qeexan, oo xeerar leh. Kala boodid ma jirto. Heer 2
Kalsooni la'aanSignals ayaan iibsaday, ma fahmo sababta. Marka ay khasaaraan ma ogi waxa qaldamay.
XalkaSetup maalin kasta oo la sharraxay: entry, stop, target iyo sababta. Maalin kasta
Dhiig-kacMarka trade khasaaro, dhiigga ayaa i kaca. Xeerarkii waan jebiyaa. waana degdegaa.
XalkaFulin saxan oo maalin kasta report card leh, ayaa ku gaadhsiinaysa in aadan hal khalad soo celcelin. reportkana isla xisaabtan kaa dambeeyo. Heer 3
KaligaaKaligay ayaan ahay. Cidna ima saxdo, cidna ma i xisaabtanto.
XalkaMentor ku gacan qabanaya, oo aad suaal waydiin karto iyo bulsho si wax u wada arkaysa oo is dhiiri gralinaysa. Maalin kasta
Sababta runta ah

Waad istaagtay sababtoo ah waad ka booday mentor-ka iyo saddexda heer.

Dad badan ayaa si toos ah u rabta Heerka 4, profitability. Laakiin waxay dhaafaan mentor-ka iyo saddexda heer ee lagu gaadho, sidaa darteed ayay mar kasta u fashilmaan.

Dariiqa ardayda badan
Bilow→MentorHeer 1Heer 2Heer 3→Heer 4: ma gaadhin→Fashil, mar kale
Dariiqa P4P
Bilow→Mentor→Heer 1→Heer 2→Heer 3 · Execution→Heer 4: profitability

P4P waa qorshe 4 heer ah oo habaysan oo ku caawiya trader kasta inuu suuqan ku xeel-dheeraado. Waxaan kuu badbaadinaynaa sannado wareer trading ah.

Jidka P4P

Qorshe 4 heer ah, oo maalin walba lagu hagayo.

Heer kasta wuxuu ku dhammaadaa natiijo cad. Bilow ama hore u trade-gareeyay, jidku waa isku mid: heer-ba-heer.

Heer 1~1 bil

The Basics

Luqadda suuqa, MT5 + TradingView, iyo xisaabinta risk-ga.

Q&A live usbuuc kasta

NatiijoChart-ka waad akhrin kartaa, risk-gana waad xisaabin kartaa.
Heer 2~1 bil

The Playbook

Saddex setup oo xeerar leh (EMS / ZC / CI), iyo setup maalin kasta oo la sharraxay.

Q&A live usbuuc kasta

NatiijoWaxaad haysataa nidaam qoran oo aad raacdo.
Heer 3~4 usb

Execution

Hal setup si joogto ah ayaad u fulisaa, report card-kana maalin kasta ayaad qortaa.

NatiijoFuraha profitability-ga: trader joogto ah, ma aha mid dareen raaca.
Heer 4~3 bil

Scaling

Marka profitability la helo: account yar oo compounding ah, iyo prop-firms, si taxadar leh.

NatiijoQorshe kor u qaad oo cad.

Haddii aad Heerka 3 si sax ah u fuliso 4 usbuuc, waxaad gacanta ku dhigaysaa furaha profitability-ga. Natiijadu waxay ku xiran tahay shaqada aan qabano in aad si toos ah noola qabato oo aadan googoyn.

Maalintaada P4P

Ma kaligaa tihid. Cid baa kuu taagan.

  • SetupSetup-ka maalinta oo la sharraxay: entry, stop, target iyo sababta.
  • Su'aaloSu'aalahaaga waa lagu jawaabaa, Discord-ka.
  • TeamTeam-ka P4P ayaad la trade-gareysaa, adigoo wax ka baranaya.
  • Report cardWaa la eegaa maalin kasta ama 2 maalmood kasta, waana la sixaa.

Usbuuc kasta

Laba fadhi oo kala duwan.

  • Q&A LiveSetup-yada aan isticmaalno iyo su'aalaha ardayda, gaar ahaan Basics ilaa Playbook.
  • Shirka usbuucaFadhi kale oo kooxda ah, ka duwan Q&A live-ka.
20 ARDAY OO KELIYA BISHAN
Offer-ka

P4P Profit Path

Wax kasta oo aad u baahan tahay, hal meel, oo heer-ba-heer loo dhisay.

  • Course dhamaystiran

    6 qaybood + layli · luqadda suuqa, MT5 + TradingView, risk · access weligaa iyo updates

    $400
  • Trade setups maalin kasta

    Entry, stop, target iyo sababta · 3 setup: Supply/Demand ama SMC/ICT iyo Volume Orderflow

    $300
  • Mentor, Q&A live + Jidka Profitability

    Report card la eego maalin kasta ama 2 maalmood · Q&A live usbuuc kasta · Execution 4 usbuuc · Scaling: account yar oo compounding, prop-firms

    $200
  • P4P Community + Support

    Discord · team-ka wada trade-gareeya · shirka usbuuca · taageero · natiijada Telegram-ka

    $99
  • Bonus: qalab bilaash ah

    The Mirror · Challenge Calculator · Risk of Ruin

    BILAASH
Wadarta qiimaha dhabta ahVALUED AT $999
Qiimaha koorsada
$200/ hal-mar
13 / 20 boos ayaa la qaatay · 7 ayaa hadhay
Nagu Soo Biir Hadda →
Caddayn

Natiijooyin la arki karo, ma aha ballan-qaad.

Natiijada maalinlaha ah, Telegram-kaMaalin kasta waxaan halkaas ku soo bandhigaa shaqada suuqa aan ka qabano iyo natiijada kooxda.
Arag Telegram-ka →
66R+la gaadhay 2024, si live ah
950+arday ka faa'iiday P4P
Wareer

"Fikirkeyga ku aadan machadka aad ayuu u wanaagsan yahay intkastoo bilowga cilmi walbo uu jah wareer jiro hadana si tartiib tartiib ah ayuu jah wareer ka u baxyaa oo cilmiga noogu fududaanayaa."

mohamed
Nidaam

"…waxaad inoo soo diyaarisay system kooban oo si fudud la iskula xisaabtami karo ka trader ahaan, week-gii ugu horeeyey xoga wn ku dawakhay SETUP-KA iyo habka aan trade ka u qaadanayno…"

Apdala Apukar
Discipline

"…wax baa ii baxay ee number one ee tahay aqoonta mida xigta discipline ee mida ugu sii muhiimsan trading psychology…"

adan Mohamed abdi
Garab taagan

"…ustad ku garab taagan markasta live trading kula sameynayo sual kasta kaga jawabayo ardeydisana larabo inay suuqa guul ka garaan rabana mentor inay noqdaan intasa lagama helo macadyada kale…"

nuune
Maalin walba

"…waxaan hubaa dhamaan inaa ku faraxsan nahay sida hofnaanta leh aad noo caawiso iyo sida aan is kaga war qabno maalin waliba mahadsanid ustaad"

Abdishakur muomin
Hagid

"…waxaan isleeyahay waxa ugu weyn uu ku Amaananyahay waa HAGID BUUXDA."

Abdimalik

Asc: Hadaan fikirkeyga ka dhiibto sida wax u socdaan waxaan u arka inay tahay sifiican oo ku haboon qofkastoo maanta Forex baranaya. Dadaalka iyo howsha aad nagaliso waa mid aan kaaga mahad celinayno. Aad iyo aad ayaan ula riyaaqsanahay. dhankaygawaa: 💯

@ahmed muse$

Asc Magacaygu Waaa Mo Khadar Shiine Jooga Mogadiso waxan ka mid ahaay ardaydii feb kusoo biirtay macadka @P4P Trading Floor Aniga waligay forex macalin uma xaadirin lkn waxaa jirtay inaan mararka qaar iska daawan jiray Vides uu soo dhigo Mocalimoo kaa oo ah macalintii ugu horeeyay ee forex Academ u furtay runtii waxaaan daawada clip uu soo dhigay ustaad @Nadiif4x waaana ku qancay wixii markaa ka danbeeyay waxaaan go aansaday inaa course kusoo biiro runtii way iga go'antahay ka mira dhalinta barashada cilmiga forex Waaana dadaaali doonaa haduu alle wayne Ogolaado Insha allh team ka walaalahayga ahna waxan u rajaynayaaa inaa wada guulaysano ilahayna tala saarano waaana mahadsantihiin dhaaaamaan

Mohamed Khadar

Acs ustaad ka iyo ardaydaba dhamaan kolay aniga rayigayga waxan qabaa ina uu machadkani soo saari doono arday tayo leh oo xirfad iyo lacagba samaynaysa anigu ma arag meel sidan wax udhigta xitaa jamacad ha ahaato ama iskuul oo ardayda raaligalinaysa 200 ha ahaadaan ama hakabataan dhamaan waa lawada raali galinayaa ustaad ilahay ha ku sharfo sidaad noo garab taagan tahy hadaad go aankan qaadataan insha alha wax uu noqonayaa go aan aad mahadisaan

Faysal shire

Ustaad Hawshu Si Fican ayey U socota P4P trading floorna wa Madal Ardayda Lagu dhisayo xirfadoda iyo Mindsetkoda Weliba si fudud Wanan Bogadinaya Juhdiga iyo dadalka ad Ardayda u Galineyso.

Mu'azhak.

azc dhaman si gaara ustad wn kuugu hampalyaynaynaa inaad system aad u wcan inoogu so diyarisy p4p trading wixii kle hadal ayaynku ku kala bogan lkn aad bad ugu faraxsanhy anigu jppgitankyga iuo ka mid ahaanshiyahiina guulaysta dhaman wllyal

abdifatah apaaraz
Xaqiijinta Guusha

Shahaadooyinka Ardayda

Is-barbardhig

Maxaa ka duwan daawasho kaligaa ah, iyo ma adigaa loogu talagalay?

NidaamKaligaa: Strategy-yo kala duwan, mid ma dhammaystirmoP4P: Saddex setup oo qeexan, hal nidaam
SetupKaligaa: Signals aan la sharraxinP4P: Setup maalin kasta oo la sharraxay: entry, stop, target iyo sababta
SixitaanKaligaa: Cidna ma sixdo, su'aalahaaga jawaab ma helaanP4P: Report card la eego maalin kasta ama 2 maalmood, su'aalo maalin walba iyo Q&A live usbuuc kasta
JidKaligaa: Ka boodid, mar kale bilow, kaligaaP4P: 4 heer oo la raaco, Discord, shirka usbuuca iyo taageero joogto ah

P4P Waa meel kugu haboon haddii…

  • ✓Aad bilowdo ama aad hore u lumisay account.
  • ✓Aad rabto nidaam qoran oo aad raacdo, oo aad gaadho profitability joogto ah.
  • ✓Aad diyaar u tahay layliyada iyo report card-ka maalinlaha ah.

Ma kugu haboona haddii…

  • ✕Aad rabto lacag degdeg ah oo aan shaqo lahayn.
  • ✕Aad rabto signals aad koobiyeyso adigoon wax baran.
  • ✕Aad rabto dammaanad guul ah. Midna lama dammaanad qaado.

Diyaar ma u tahay inaad ka baxdo khamaarka oo aad hesho furaha profitability-ga?

Ha sii wadin sannado wareer ah. booskaaga xaqiiji ka hor inta aan la buuxin.

Su'aalo badanaa la weydiiyo

Suaalaha badi na la waydiiyo

Nagu Soo Biir →
💬